HomeWarar'Dhgeyso:-"Cid kasta oo ka hortimaada howlgalka talaabo ayaan ka qaadi doonaa"Yariisoow

‘Dhgeyso:-“Cid kasta oo ka hortimaada howlgalka talaabo ayaan ka qaadi doonaa”Yariisoow

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka War-faafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisoow) ayaa sheegay in howlgalkii xasilinta amniga ee Magaalada muqdisho uu siwanaagsan uu hada u socdo islamarkaana ay jiraan dadka qarkood dhaliilo ka muujinaya islamarkaanka ka soo horjeeda howlgalka. Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dowladda Soomaaliya ay xaq u leedahay in ay hubka dadka ka ruuriso balse ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka War-faafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Yariisoow) ayaa sheegay in howlgalkii xasilinta amniga ee Magaalada muqdisho uu siwanaagsan uu hada u socdo islamarkaana ay jiraan dadka qarkood dhaliilo ka muujinaya islamarkaanka ka soo horjeeda howlgalka.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in dowladda Soomaaliya ay xaq u leedahay in ay hubka dadka ka ruuriso balse ay jiraan dad dan shaqsiyadeed fiirinaya kuwaas oo diidan howlgalka hubka dhigista waxa uuna sheegay in dowladda aysan aqbali doonin in howlgalkaas laga soo horjeesto talaabana ay dowladdu ka qaadi doonto.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka ayaa hadalkiisa intaas ku daray in ay sameeyeen fikir aruurin dhanka dadweynaha ah islamarkaana Shacabku ay taageereen howlgalkaas uuna sii socon doono.

Ciidamada loogu magacdaray xasilinta amniga ayaa todobaadkii labaad ka wada gudaha Magaalada Muqdisho howlgal ay hubka uga dhigayaan dad wata Hubka cul culus oo loo arko in uu ka qeyb qaadanayo mnidarada Magaalda muqdisho.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts