HomeWararDiyaarad ay la socdeen Ciidamo Cadaan ah oo weerar ka geestay...

Diyaarad ay la socdeen Ciidamo Cadaan ah oo weerar ka geestay Gobolka Jubbada Dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaarado dagaal iyo ciidamo la socday ayaa weerar ku qaaday fariisin ay ciidamo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shaabab ku leeyihiin deegaanka Weel Maaroow,oo 60km dhinaca galbeed kaga toosan Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo dhex maray Ciidamadii Cadaanka ahaa oo goobta weeraray iyo Al-Shabaab. Dadka deegaanka qaarkood aya waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarado dagaal iyo ciidamo la socday ayaa weerar ku qaaday fariisin ay ciidamo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shaabab ku leeyihiin deegaanka Weel Maaroow,oo 60km dhinaca galbeed kaga toosan Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo dhex maray Ciidamadii Cadaanka ahaa oo goobta weeraray iyo Al-Shabaab.

Dadka deegaanka qaarkood aya waxa ay sheegyaan in xalay ay mar uun ka war heleen jug culus iyo dagal leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan kaas oo mudo hal Saac ku dhow halkaasi ka dhacay balse weli lama caeen khasaaraha ka dhashay daagalkaas.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in goobta weerarka lagu qaaday ay ku sugnaayeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab islamarkaana weerarkaas khasaaro lagu gaarsiiyay haatana uu socdo qorsho ay weeraro kale ku fulin doonaan Ciidamada Maamulka Jubbaland.

Wararkii ugu dambeeyay ee na soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayan in xaalada ay iminka tahay mid degan waxana ku sugan dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab,iyadoo ay dadka u diidayaan in ay tagaan goobtii la weeraray ee uu dagaalka ka dhacay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts