HomeWarar:- Maxkamadeynta wiilashii dhawan kufsiga u geystay gabaryar ku noleed Galdogob.

[Dhageyso]:- Maxkamadeynta wiilashii dhawan kufsiga u geystay gabaryar ku noleed Galdogob.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa maanta magaalada Galdogob ee gobalka Mudug lagu maxkamadeyay wiilal dhowaan degmadas  ku kofsaday Gabar aad u da,yar oo ku noleed halkaas. Gudi iskugu jiray Culuma owdiin iyo wax garad ayaa loo saaray in ay ka shaqeyaan maxkamadeynta wiilasha ku kacay fara xumeynta gabadha,hese,yeshe waxa maanta lagu dhawaaqay waxa ay mu teysteen. Gudiga ayaa isku raacay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta magaalada Galdogob ee gobalka Mudug lagu maxkamadeyay wiilal dhowaan degmadas  ku kofsaday Gabar aad u da,yar oo ku noleed halkaas.

Gudi iskugu jiray Culuma owdiin iyo wax garad ayaa loo saaray in ay ka shaqeyaan maxkamadeynta wiilasha ku kacay fara xumeynta gabadha,hese,yeshe waxa maanta lagu dhawaaqay waxa ay mu teysteen.

- Advertisement -

Gudiga ayaa isku raacay in mid kastaa oo wiilashaas ka mida lagu dhifto 100-karbaash iyo in ay bixiyaan Magdhow.

Dhageyso Codka 

Wareysi Baxnaaniye

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts