HomeWarar:- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka oo la doortay.

[DEGDEG]:- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka oo la doortay.

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka ka imaanaya xarunta ay ka socoto doorashada gudoonka aqalka sare ee baarlamaanka ayaa sheegaya in hada ay dhacday doorashadii ugu dambeysay ee gudoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare. Doorashadaan ayaa aheyd tii ugu adkeed waxaana loo baahday dhowr wareeg kedib markii tartamayaasha qaarkood ay ku soo baxeen wereegyadii ugu dambeyay. Gudoomiye ku xigeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya xarunta ay ka socoto doorashada gudoonka aqalka sare ee baarlamaanka ayaa sheegaya in hada ay dhacday doorashadii ugu dambeysay ee gudoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare.

Doorashadaan ayaa aheyd tii ugu adkeed waxaana loo baahday dhowr wareeg kedib markii tartamayaasha qaarkood ay ku soo baxeen wereegyadii ugu dambeyay.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ayaa loo doortay Mowliid Xuseen Guhaad oo 28-cod halka waxaana uu ka guuleystay C/kaafi Macalin oo aad ugu soo dhawaaday marka loo eego tirada codadka uu helay oo ahaa 24-cod.

Baarlamaanka aqalka sare ayaa gelinkii hore ee maanta waxa ay doorteen gudomiyaha koowaad ee aqalka sare waxaana noqday C/Xaashi C/laahi,Sidoo kalana waxa isaguna gudoomiye xigeenka koowaad ku soo baxay Abshir Maxamed Axmed Bukhaari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts