HomeWararDEGDEG: Taliyihii ciidamada Booliska oo caawa lagu dilay weerar ka dhacay Magaalada...

DEGDEG: Taliyihii ciidamada Booliska oo caawa lagu dilay weerar ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Wararka aanu ka helna magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa weerar lagu dilay taliyihii ciidamada Booliska Shabeelada Dhexe.

Weerar ahaa Bam gacmeed ah ayaa lagu tuuray xarun uu ku sugnaa guriga taliye Khaliif Cabdulle Carfaaye ayaa keenay inuu u dhinto taliyaha oo si weyn ugu waxyeeloobay qaraxa.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegaya in dadkii geystay weerarka ay baxsadeen,  iyadoo ciidamo la geeyay goobta falku ka dhacay.

@RadioDalsan

Latest stories