HomeWararDEGDEG: Dab ka kacay suuqa Bakaaraha

DEGDEG: Dab ka kacay suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aanu ka helayno suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab xoogan uu goor dhow ka kacay qeybta lagu iibiyo Timirta. Kahasaare hantiyadeed aya la xaqiijiyay in uu geystay dabku,gaadiidka dabdamiska gobalka Banaadir ayaa ku howlan daminta ganacsata aya iyaguna ka qeyb qaadanaya. Ila iyo hatan lama oga waxa sababay dabka lkn waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aanu ka helayno suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dab xoogan uu goor dhow ka kacay qeybta lagu iibiyo Timirta.

Kahasaare hantiyadeed aya la xaqiijiyay in uu geystay dabku,gaadiidka dabdamiska gobalka Banaadir ayaa ku howlan daminta ganacsata aya iyaguna ka qeyb qaadanaya.

- Advertisement -

Ila iyo hatan lama oga waxa sababay dabka lkn waxaa loo maleynayaa sida ay ganacsatadu shegeen in ay sababtay Koronto.

La soco maclumadka soo kordha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts