HomeWararWeriye u shaqeeya Wargeyska The New York Times oo laga masaafuriyey dalka...

Weriye u shaqeeya Wargeyska The New York Times oo laga masaafuriyey dalka Turkiga.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Weriyahaasi oo lagu magacaabo Rod Nordland waxaa la qabtay xilli uu ka soo degay Garoonka Ataturk ee magaalladda London, waxaana dib loogu celiyey Diyaaradii uu la socday oo ku sii jeeday magaalladda London. Boliska Garoonka Istanbul waxay Weriyaha u sheegeen inuu magaciisu ku jiro Liiska Wasaaradda Arrimaha Gudah Turkiga ee Dadka lagu mamnuucay inay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weriyahaasi oo lagu magacaabo Rod Nordland waxaa la qabtay xilli uu ka soo degay Garoonka Ataturk ee magaalladda London, waxaana dib loogu celiyey Diyaaradii uu la socday oo ku sii jeeday magaalladda London.

Boliska Garoonka Istanbul waxay Weriyaha u sheegeen inuu magaciisu ku jiro Liiska Wasaaradda Arrimaha Gudah Turkiga ee Dadka lagu mamnuucay inay soo galaan Turkiga.

- Advertisement -

Weriyahaasi waxa uu horey Warar uga soo tebin jirey in ka badan 150-Waddan, oo ay ku jirto Turkiga oo uu bishii hore ku sugnaa.

Dhinaca kale, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkiga, Xuseen Muftyglu ayaa sheegay inay baarayaan sababaha Weriyahaasi loo masafuriyey.

Saraakiisha Turkiga waxay horey u sheegeen inaysan ku faraxsnaayn qaar ka mid ah  Maqaalaad uu Saxafiga Rod Nordlanqoray bilihii November iyo December ee sannadkii hore, gar ahaan mid uu ka qoray Kooxda PKK.

- Advertisement -

Dowladda Turkiga waxay gacan bir ah ku qabatay Suxufiyiinta lala xiriiryo Shabakadda Fatxullaahi Gulen, waxaana haatan ku xiran 145 Saxafi oo  bdnkooda ku eedeysan dcwado la xiriirta Argagixiso.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts