HomeWararUgu yaran 47 qof oo ku geeriyootay Is-qarxin ka dhacday Waqooyiga dalka...

Ugu yaran 47 qof oo ku geeriyootay Is-qarxin ka dhacday Waqooyiga dalka Maali.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Milliteriga ee dalkjaasi Diarran Kone ayaa sheegay in 5 Is-qarxiyayaal wadatay gari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa isku qarxiyeen gudha Xero Milliteri oo ku taalla magaalladda Ga’o. Waxa uu intaasi ku dqray inay 115 qof ku dhawacantay Is-qarxintasi oo uu xusay inay tahay weerarkii ugu xuma ee ay Maleeshiyadda muddo sannado ah ka geystaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Milliteriga ee dalkjaasi Diarran Kone ayaa sheegay in 5 Is-qarxiyayaal wadatay gari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa isku qarxiyeen gudha Xero Milliteri oo ku taalla magaalladda Ga’o.

Waxa uu intaasi ku dqray inay 115 qof ku dhawacantay Is-qarxintasi oo uu xusay inay tahay weerarkii ugu xuma ee ay Maleeshiyadda muddo sannado ah ka geystaan Maali.

- Advertisement -

Afhayeenadda Ciiddanka Nabad-ilaaliyayaasha QM ee jooga dalkaasi, Rdhi Ajouri waxay sheegtay inay dhimashadu ka sarreyn karto 50-Askari.

Waxay intaasi ku dartay inay Maleeshiyadda  gaari miineysan ku dhufteen Albaabka laga soo galo Xerada, iyadoo dhowr Is-qarxiye soo galeen gudaha, ka hor intaysan isku qarxinin 600 Askari oo hal meel ku sugnaa.

Dhinca kale, Mdaxweynaha dalka Maali, Ibraahim Bubakar Keita waxa uu ku dhwaqy 3 maalmood oo Baroor-diiq Qaran ah.

- Advertisement -

 

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts