HomeWararLaba ka mida Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo Itoobiya looga yeeray

Laba ka mida Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo Itoobiya looga yeeray

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin halkaasi kadib markii dowladda Itoobiya u yeertay. Musharax Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Saciid C/llaahi Deni ayaa u dhoofay magaalada Adis iyagoo halkaasi kulamo kula leh madax ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helayo magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in laba ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin halkaasi kadib markii dowladda Itoobiya u yeertay.

Musharax Jabriil Ibraahim Cabdulle iyo Saciid C/llaahi Deni ayaa u dhoofay magaalada Adis iyagoo halkaasi kulamo kula leh madax ka tirsan Wasaaradda arrimaha dibadda iyo dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Ujeedka socdaalkooda ayaa lagu sheegay inuu salka ku hayo arrimaha doorshada Soomaaliya, waxaana hore halkaasi u tegay inta badan musharixiinta waaweyn sida Cumar C/rashiid, C/shakuur Warsame, Shariif Xasan iyo hogaamiyeyaasha maamulada dalka.

Waxaa la rumeysan yahay inay Itoobiya taageersan tahay dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh oo si is dabajoog ah marar badan isaga xaadiriyay dalka Itoobiya.

Goobjooge.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts