HomeWararNin lagu dilay Toogasho ka dhacday Waqooyiga England.

Nin lagu dilay Toogasho ka dhacday Waqooyiga England.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in ninkaasi si kedis ah loogu dilay Hawlgal ka socday Gobalka Waqooyiga England. Boliska West Yorkshire ayaa xaqiijiyey inaysan Toogashadaasi xiriir la lahayn Argagixiso, waxaana socda baaritaan lagu ogaanayo qaabka uu u dhacay dilkaasi. Dhinaca kale, Boliska waxay sheegeen inay Hawlgalkaasi ku soo xireen 5 qof oo 2 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in ninkaasi si kedis ah loogu dilay Hawlgal ka socday Gobalka Waqooyiga England.

Boliska West Yorkshire ayaa xaqiijiyey inaysan Toogashadaasi xiriir la lahayn Argagixiso, waxaana socda baaritaan lagu ogaanayo qaabka uu u dhacay dilkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Boliska waxay sheegeen inay Hawlgalkaasi ku soo xireen 5 qof oo 2 ka mid ay la socdeen gaari.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts