HomeWararMaydka Haween Somali ah oo laga helay Xuduudka dalka Bulgaria.

Maydka Haween Somali ah oo laga helay Xuduudka dalka Bulgaria.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hadl-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Boliska Xuduudaha  heleen maydka Haweeney suurtogal tahay inuu asalkeeda Somali yahay meel ku dhow Tuulladda Ravadinovo ee Koonfurta dalkaasi. Boliska ayaa sheegay inay u eg tahay inay Haweeneydaasi u geeriyootay Qabowga daran ee ka jira dalkaasi, waxayna ka mid ahayd Koox […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadl-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay inay Boliska Xuduudaha  heleen maydka Haweeney suurtogal tahay inuu asalkeeda Somali yahay meel ku dhow Tuulladda Ravadinovo ee Koonfurta dalkaasi.

Boliska ayaa sheegay inay u eg tahay inay Haweeneydaasi u geeriyootay Qabowga daran ee ka jira dalkaasi, waxayna ka mid ahayd Koox Tahriibayaal ah oo doonaysay inay ka soo tallaabaan Xuduudka dalkaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale, 2 Tahriibayaal Soomaali ah ayaaloola cararay  Isbitaalka, kadib, markii ay iyagana ka baroofeen gacmaha.

Dadkaasi ayaa qeyb ka ah 31 Tahriibayaal aan wax Dukumenti wadanin oo Axaddii la soo dhaafay lagu qabtay Xuduudka dalka Bulgaria, kuwaasi oo ay ku jireen 3 Somali ah.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts