HomeWararGudoomiyaha gobalka banaadir oo ka horyimid xubnaha aqalka sare loogu kordhiyay maamul...

Gudoomiyaha gobalka banaadir oo ka horyimid xubnaha aqalka sare loogu kordhiyay maamul gobaleedyada.

Date:

Related stories

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray kumannaan askari Xananbuure

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo hal sano ku qaatay Xananbuure, kuwaas oo ah ciidamadii ugu badnaa ee tababar ku qaata gudaha dalka tan iyo burburkii 1991-kii.

Jeexjeexyada Maqaarka: Yaa Ku Dhaca, Ma La Daaweyn Karaa?

Jeexjeexyada maqaarka waa xarriiqo caadi ah oo ka dhalan kara miisaan isbeddel uur, koritaanka jirka ama arrimo hidde-side ah Laakiin maxa sababa, yaase ugu badan mase dhab ahaan waa la daaweyn karaa?

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa muqdisho sheeikh yuusuf  xuseen jimcaale oo shir gudoominayay kulanka todobadlaha ah ee maamulka gobalka aya si weyn ugu horyimid xubnaha aqalka sare loogu kordhiyay maamul gobaleedyada dalka. Waxa uu sheegay gudoomiyuhu in taasi aani aheyn caddalad isla markaana aan gobalka banaadir lasoo hadal qaadin iskabada in ay xuno ay siiyaan […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa muqdisho sheeikh yuusuf  xuseen jimcaale oo shir gudoominayay kulanka todobadlaha ah ee maamulka gobalka aya si weyn ugu horyimid xubnaha aqalka sare loogu kordhiyay maamul gobaleedyada dalka.

Waxa uu sheegay gudoomiyuhu in taasi aani aheyn caddalad isla markaana aan gobalka banaadir lasoo hadal qaadin iskabada in ay xuno ay siiyaan hogaamiyaasha madasha wadatashiga qaran.

- Advertisement -

Warsaxafaded ka soobaxay madaxda hogamiyasha soomalida aya lagu cadeyay  in dhamaan maamul gobaleedyada loogu daray min 3-dex kursi oo loogu kordhiyay aqalka sare iyada oo aan laga hadlin maqaamka muqdisho.

Latest stories