HomeWararDiyaarad Milliteri oo laga lahaa Raashiya, kuna sii jeeday dalka Syria oo...

Diyaarad Milliteri oo laga lahaa Raashiya, kuna sii jeeday dalka Syria oo ku burburtay Badda Black Sea.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wakaalladaha Wararka Raashiya ayaa sheegtay inay Diyaaradaasi la socdeen 92-qof, mana kala cadda haddii ay ciddi ka badbaaday Shilkaasi. Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa TU 154 ayaa ku burburtay  Badda Black Sea meel ku dhow Degmadda Sooji ee Koonfurta dalka Raashiya. Diyaaradda waxaa la socday  Ciiddamo, Suxufiyiin iyo Fannaan isugu jira Kooxda Heesaha iyo Qalaama-rogadka Milliteriga […]

- Advertisement -

Wakaalladaha Wararka Raashiya ayaa sheegtay inay Diyaaradaasi la socdeen 92-qof, mana kala cadda haddii ay ciddi ka badbaaday Shilkaasi.

Diyaaradaasi oo nooceedu ahaa TU 154 ayaa ku burburtay  Badda Black Sea meel ku dhow Degmadda Sooji ee Koonfurta dalka Raashiya.

- Advertisement -

Diyaaradda waxaa la socday  Ciiddamo, Suxufiyiin iyo Fannaan isugu jira Kooxda Heesaha iyo Qalaama-rogadka Milliteriga Raashiya, kuwaasi oo ku sii jeeday Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Hameymin ee duleedka magaalladda Latakiya ee dalka Syria.

Wakaalladda Wararka ee RIA News Agency ayaa sheegtay in baaritaan hordhac ah muujinayo inay cillad dhinaca Duuliyaha sababtay burburka Diyaaraddaasi oo ay la socdeen 84 qof oo Rakaab ah iyo 8 shaqaalaha Diyaaradda.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories