HomeWararIn ka badan kun qof oo laga daad-gureeyey magaalladda Xalab ama Aleppo...

In ka badan kun qof oo laga daad-gureeyey magaalladda Xalab ama Aleppo ee dalka Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waaberigii hore ee saakayto ayey Basas ay la socdeen dadkaasi waxay ka soo huleeleen Bariga magaalladda Aleppo, sida ay sheegeen Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria. Dr. Axmed Debis oo madax ka ah Koox Dhakhaatiir ah oo fududeynayeysay Daad-gureyntaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AFP in ku-dhawaad 1,200 qof oo ay ku jiraan carruur iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaberigii hore ee saakayto ayey Basas ay la socdeen dadkaasi waxay ka soo huleeleen Bariga magaalladda Aleppo, sida ay sheegeen Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria.

Dr. Axmed Debis oo madax ka ah Koox Dhakhaatiir ah oo fududeynayeysay Daad-gureyntaasi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka AFP in ku-dhawaad 1,200 qof oo ay ku jiraan carruur iyo haween soo gaareen Galbeedka Aleppo.

- Advertisement -

Waana Kolonyadii Labaad ee ka soo ambabaxa Bariga Aleppo 24-kii saacadood ee la soo dhaafay

Dhinaca kale, Kooxda La-socodka Xuquuqda Aadanaha ee Syria waxay sheegeen in dad lagu qiyaasy 500 oo qof laga soo daad-gureeyey 2 Tuullo ee go’doonsan oo ku taalla magaalladda Idlib.

wararku waxay sheegayaan in Gaadiidka Ambalaaska iyo Basaska inay saqdii-dhexe ee xalay gudaha u galeen Deegaanadda Fou’a iyo Kefraya, kadib, markii muddo dhowr saacadood loo diiday inay u gudbaan Deegaanadaasi.

- Advertisement -

Hawlgalka daad-gureynta ayaa la filayaa in lagu soo ambabixiyo dad lagu qiyaasay afar kun oo qof o oay ku jiraan Qoysas, Carruur Agoon ah iyo Bukaano dhaawac ah.

 

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts