HomeWararMaydadka dad surka laga wada jaray oo laga helay Koonfurta Yemen.

Maydadka dad surka laga wada jaray oo laga helay Koonfurta Yemen.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa u sheegay Shabakadda Wararka Algad inay maydadka 11-rag oo aan madax lahayn ka heleen Deegaanka Al-xiswa ee Galbeedka Cadan. Lamana garanayo ujeedada loo dilay raggaasi oo la hadal-hayo inay wax ka badan hal bilk u dhex jireen goob bulaacad ah. Isbuucii la soo dhaafay, 50 Askari ayaa lagu dilay Is-qarxin ka […]

- Advertisement -

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa u sheegay Shabakadda Wararka Algad inay maydadka 11-rag oo aan madax lahayn ka heleen Deegaanka Al-xiswa ee Galbeedka Cadan.

Lamana garanayo ujeedada loo dilay raggaasi oo la hadal-hayo inay wax ka badan hal bilk u dhex jireen goob bulaacad ah.

- Advertisement -

Isbuucii la soo dhaafay, 50 Askari ayaa lagu dilay Is-qarxin ka dhacday Salddhiga ay Milliteriga ku leeyihiin magaalladda Cadan, iyadoo ay Kooxda Daacish sheegatay mas’uuliyadda Is-qarxintaasi.

Ugu yaraan 10,000 oo qof ayaa lagu dilay Dagaalka sokeeye ee dalka Yemen ka bilowday muddo haatan laga joogo 20-bilood.

©Radio Dalsan

Latest stories