HomeWararBoqolaal Saxafi oo sannadkan lagu xiray Dalalka Caalamka.

Boqolaal Saxafi oo sannadkan lagu xiray Dalalka Caalamka.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Warbixin ay soo saartay Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta (CPJ) ayaa lagu sheegay in 259 Saxafi sannadkan sii dhamaanayo la xirayo, taasi oo ka badan Suxufiyiinta la xiray sannadkii hore, kuwaasi oo dhamaa 1991 Saxafi. Waana tiradii ugu sarreysay tan iyo markii ay CPJ bilowday inay diiwaan geliso Tacadiyadda loo geysto Suxufiyiinta sannadkii 1990-kii. Warbixinta ayaa lagu […]

- Advertisement -

Warbixin ay soo saartay Hay’adda Badbaadinta Suxufiyiinta (CPJ) ayaa lagu sheegay in 259 Saxafi sannadkan sii dhamaanayo la xirayo, taasi oo ka badan Suxufiyiinta la xiray sannadkii hore, kuwaasi oo dhamaa 1991 Saxafi.

Waana tiradii ugu sarreysay tan iyo markii ay CPJ bilowday inay diiwaan geliso Tacadiyadda loo geysto Suxufiyiinta sannadkii 1990-kii.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu xusay in ugu yaraan 81 Saxafi sannadkan lagu xiray dalka Turkiga, iyadoo ay  Dowladda horey u soo rogtay Xukunka Degdegga.

Warbixinta CPJ waxaa kaloo xusay in uu dalka Shiinaha yahay Waddanka Labaad ee sannadkan lagu dhibaateeyey Suxufiyiinta, iyadoo 38 Saxafi xabsiga la dhigay.

Dalka Masar ayaa Kaalinta 3-aad ku jira, iyadoo 25 Saxafi lagu xiray sannadkan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories