HomeWarar(Dhageyso):- Mid Kamid Ah Beelaha Daga Gobolada Wuqooyi Oo Shegtay In Laboobay...

(Dhageyso):- Mid Kamid Ah Beelaha Daga Gobolada Wuqooyi Oo Shegtay In Laboobay Kursigooda.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Muqdisho(Radio Dalsan):- Aqoonyahan Xaaji Maxamuud Xuseen Suge oo kamid ah aqoonyahana ka soo jeeda gobolada Wuqoyi oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in Muqdisho lagu boobay mid kamid ah kuraasta belaha Soomaaliland. Xaaji Maxamuud Xuseen Suge ayaa sheegay in la dhacay jufada Xeeb Jire ee Habar Cafaan ee beelaha Gedde Buursi ee gobolada Waqooyi oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- Aqoonyahan Xaaji Maxamuud Xuseen Suge oo kamid ah aqoonyahana ka soo jeeda gobolada Wuqoyi oo lahadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in Muqdisho lagu boobay mid kamid ah kuraasta belaha Soomaaliland.

Xaaji Maxamuud Xuseen Suge ayaa sheegay in la dhacay jufada Xeeb Jire ee Habar Cafaan ee beelaha Gedde Buursi ee gobolada Waqooyi oo uu sheegay in ay doorashadeeda ka dhacday magalada Muqdisho waxa uu sheegay in nin aan ka soojeedin jufadaasi uu boobay kursiga xildhibaan ee jufada Xeeb Jire ee ka heshay xildhibaanada cusub wuxuuna eeda dusha uga tuuray masuulyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya

- Advertisement -

Halkan hoose Ka Dhageyso Codka Xaaji Maxamuud Xuseen Suge

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts