HomeWararDhageyso:Mid kamida Haweenka Musharixiinta aqalka hoose ee Gal-mudug oo Cabasho muujinaysa.

Dhageyso:Mid kamida Haweenka Musharixiinta aqalka hoose ee Gal-mudug oo Cabasho muujinaysa.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fowsiya Xasan Abuukar oo kamida musharixiinta Aqalka hoose ee Gal-mudug ayaa sheegtay in loo diiday in ay la kulanto ergada wax dooraneysa iyadoo arinkaas ku edeyse shaqsiyaad ay sheegtay in ay dana gaar ah ka leeyihiin xubinta kursigeeda. Dhiba kale ayaa waxa ay sheegtay in dacwado ay u gudbisay gudiga dorashooyinka gal-mudug iyo gudiga madaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fowsiya Xasan Abuukar oo kamida musharixiinta Aqalka hoose ee Gal-mudug ayaa sheegtay in loo diiday in ay la kulanto ergada wax dooraneysa iyadoo arinkaas ku edeyse shaqsiyaad ay sheegtay in ay dana gaar ah ka leeyihiin xubinta kursigeeda.

Dhiba kale ayaa waxa ay sheegtay in dacwado ay u gudbisay gudiga dorashooyinka gal-mudug iyo gudiga madaxa banaan ee xalinta khilafaadka si wax looga qabto arinkaas madaama ay sheegtay in kursiga  ay u tartami doonto la doonayo in la marin habaabiyo sida ay hadalka u tiri.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts