HomeWararDowladda Turkiga oo shaqada ka joojisay In ka badan 1,200 Askari.

Dowladda Turkiga oo shaqada ka joojisay In ka badan 1,200 Askari.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyey 1,218 Askarta Jendarmareega ee loogu tala-galay Xoojinta Sharciga. Askartaasi la ruqseeyey ayaa qeyb ka ahaa Baaritaanadda la xiriira dadka ku lugta leh Afgembigii Fashilmay ee bartamihii bishii July ka dhacay dalkaasi. Dowladda Turkiga waxay horey shaqooyinka uga cayrisay ama […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyey 1,218 Askarta Jendarmareega ee loogu tala-galay Xoojinta Sharciga.

Askartaasi la ruqseeyey ayaa qeyb ka ahaa Baaritaanadda la xiriira dadka ku lugta leh Afgembigii Fashilmay ee bartamihii bishii July ka dhacay dalkaasi.

- Advertisement -

Dowladda Turkiga waxay horey shaqooyinka uga cayrisay ama uga joojisay shaqaale tiradoodu dhan tahay 110-kun oo qof, oo isugu jirta Shaqaale Dowladeed, Garsoorayaal Dacwad-oogayaal, Askar iyo kuwo kale oo lala xiriirinayo inay xiriir la leeyihiin Fatxullaahi Gulen oo ah Hoggaamiyihii ka dambeeyey Afgembigii Fashilmay.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts