HomeWararRag Somali oo ku nool Britain oo Xabsi ku muteystay gabdho yaryar...

Rag Somali oo ku nool Britain oo Xabsi ku muteystay gabdho yaryar oo ay ku xad-gudbeen.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda magaalladda Bristol ee dalka Britain ayaa la soo taagay 3 nin oo Somali ah, kuwaasi oo lagu soo oogay inay ku xad-gudbeen gabdho yaryar oo aan weli qaan-gaarin. Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin Shabakad isku xiran oo la sheegay inay geysteen Xad-gudubyo, Kufsi iyo inay tahriibiyaan gabdhaha yaryar. Eedeysanayaasha oo magacyadooda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda magaalladda Bristol ee dalka Britain ayaa la soo taagay 3 nin oo Somali ah, kuwaasi oo lagu soo oogay inay ku xad-gudbeen gabdho yaryar oo aan weli qaan-gaarin.

Eedeysanayaasha ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin Shabakad isku xiran oo la sheegay inay geysteen Xad-gudubyo, Kufsi iyo inay tahriibiyaan gabdhaha yaryar.

- Advertisement -

Eedeysanayaasha oo magacyadooda lagu kala sheegay Zakariya Sheekh oo 23-jir ah, Mohamed Dahir oo 24-jir ah iyo C/rashiid C/llaahi oo 23-jir ah ayaa lagu soo oogay 14 fal-dembiyeed oo ay ku xad-gudbeen 4 gabdhooda oo da’dooda ka hooseyso 14 jir.

Garsooraha Maxkamadda Bristol, Peter Blair ayaa ku dhawaaqay Xukunadda lagu kala riday.

Sakariya Hassan Sheikh AKA Zak, 23Eedeysane  Zakariya Sheikh waxaa lagu xukumay Xabsi 16-sanno.

- Advertisement -

Mohammed Ismail Dahir AKA Kamal, 24Mohamed Dahir iyo C/rashiid C/llaahi waxaa midkiiba lagu xukumay min 8 sanno.

Abdirashid AbdulahiDhegeysiga Dacwadaasi ayaa la sheegay inay socotay muddo 49 maalmood.

Dacwadaasi ayaa timid, kadib, markii la qaaday Hawlgal baaritaan oo loogu magac daray Operation Botton, waana markii saddexaad  oo rag Soomaali ah lagu helo Falal Kufsi iyo Daroogo.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts