HomeWararDabley dhac u geystay dad Salaadda Subax ku soo tukaday Masjid ku...

Dabley dhac u geystay dad Salaadda Subax ku soo tukaday Masjid ku yaalla Warta Nabadda (Ex-Wardhiigley).

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dabley hubeysan oo wadatay mooto Bajaaj ayaa waxay Xilligii Salaadda Subax ee saakayto isbaaro u dhigteen dad ku soo tukaday Masjidka Akram oo ku yaalla Xaafadda Geed Jacayl ee Degmadda Wardhiigley ee magaalladdan Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka la baartay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inay ka argagaxeen dableyda dhaca u geysatay, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley hubeysan oo wadatay mooto Bajaaj ayaa waxay Xilligii Salaadda Subax ee saakayto isbaaro u dhigteen dad ku soo tukaday Masjidka Akram oo ku yaalla Xaafadda Geed Jacayl ee Degmadda Wardhiigley ee magaalladdan Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadka la baartay oo la hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inay ka argagaxeen dableyda dhaca u geysatay, iyadoo  dhacdadaasi ugub ku tahay Xaafadda Geed Jacayl,

- Advertisement -

Dableyda oo ku hubeysnaa Bistoolado ayaa si saf-mar u baartay dadka ka soo baxay Masjidka, iyagoo ka qaatay dhamaan Mobayladii ay wateen.

Dableyda ayaa la sheegay inay ku baxsadeen Bajaajka, kadib, markii ay dhaceen Tobaneeyo Mobayl oo ay wateen qaar ka mid ah Jameecadda ka soo baxday Masjidka.

Dhinaca kale, Maamulka Degmadda Warta Nbadda (Ex-Wardhiigley) weli kama hadlin Falkaasi, mana jirto Tallaabo lagu raadinayo Kooxihii dhaca Hubeysan ka geystay halkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts