HomeWararAlshabaab oo madafiic ku garaacay Saldhig ay Askarta Ethiopia ku lahaayeen Deegaanka...

Alshabaab oo madafiic ku garaacay Saldhig ay Askarta Ethiopia ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cali.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Ceel-cali ee Gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab Waaberigii hore ee saakayto madaafiic ku garaaceen Saldhig ay Ciiddanka Ethiopia ku leeyihiin Deegaankaasi. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay maqleen guuxa dhowr Gantaal oo ku hoobtay Saldhigaasi. Guddoomiyaha Deegaanka Ceel-cali, Abiikar Yarow Cumar ayaa qiray inay Alshabaab […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaarayo Deegaanka Ceel-cali ee Gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan inay Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab Waaberigii hore ee saakayto madaafiic ku garaaceen Saldhig ay Ciiddanka Ethiopia ku leeyihiin Deegaankaasi.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inay maqleen guuxa dhowr Gantaal oo ku hoobtay Saldhigaasi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Deegaanka Ceel-cali, Abiikar Yarow Cumar ayaa qiray inay Alshabaab madaafiic ku garaaceen Saldhigaasi.

Ma aha markii ugu horreysay ee Dagaalamayaasha Alshabab  madaafiic  ku garaacan Saldhigga Askarta Ethiopia ku leeyihiinbDeegaano ku yaalla Gobalka Hiiraan.

Dhinaca kale, Ciiddanka Ethiopia ayaa la sheegay inay saakayto ka guureen Saldhigii lagu weeraray, mana kala cadda halka ay u jiheysteen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts