HomeWararGuddoomiyaha KMG ee Barlamaanka HirShabelle oo lagu doortay magaalladda Jowhar.

Guddoomiyaha KMG ee Barlamaanka HirShabelle oo lagu doortay magaalladda Jowhar.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanadda Baralmaanka Maamulka HirShabelle ayaa waxay maanta Kulankoodii Koowaad  ku yeesheen Hoolka Shirarka ee magaalladda Jowhar, kaasi oo ay qofka ugu da’da weyn ugu dooran lahaayeen Barlamaankaasi. Cabdi Xuseen Geeddi oo 68 jir ayaa diiday inuu xilkaasi qabto, waxayna Xildhibaanadda markii dambe xilka Guddoomiyaha KMG u doorteen  Maxamed Siyaad Barkhadle. Guddoomiye Barkhadle oo 67 jir ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadda Baralmaanka Maamulka HirShabelle ayaa waxay maanta Kulankoodii Koowaad  ku yeesheen Hoolka Shirarka ee magaalladda Jowhar, kaasi oo ay qofka ugu da’da weyn ugu dooran lahaayeen Barlamaankaasi.

Cabdi Xuseen Geeddi oo 68 jir ayaa diiday inuu xilkaasi qabto, waxayna Xildhibaanadda markii dambe xilka Guddoomiyaha KMG u doorteen  Maxamed Siyaad Barkhadle.

- Advertisement -

Guddoomiye Barkhadle oo 67 jir ah ayaa loo cimaamaday inuu xilkaasi sii hayo ilaa laga dooranayo Guddoonka cusub ee Barlamaankaasi bishan October 12-da.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maamulka HirShabelle ayaa la shaaciyey in la dooran doono bishan October 15-da.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts