HomeWararFaahfaahin: Qarax gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ku dhacay Muqdisho.

Faahfaahin: Qarax gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ku dhacay Muqdisho.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duhurnimaddii maanta waxa uu gaari miineysan ku qarxay Xaafadda Suuq Bacaad ee Degmadda Yaaqshiid ee magaalladda Muqdisho. Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Ciiddanka Ammaanka ku raad-joogeen gaarigaasi oo noociisu yahay SURV. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Ninkii watay Gaarigaas gacanta lagu dhigay, isla markaana lagu hayo Baaritaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimaddii maanta waxa uu gaari miineysan ku qarxay Xaafadda Suuq Bacaad ee Degmadda Yaaqshiid ee magaalladda Muqdisho.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Ciiddanka Ammaanka ku raad-joogeen gaarigaasi oo noociisu yahay SURV.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Ninkii watay Gaarigaas gacanta lagu dhigay, isla markaana lagu hayo Baaritaano dheeraad ah.

Sidoo kale, waxa uu intaasi ku daray inuu gaarigaasi qarxay xilli ay Ciiddanka Miino-baarista ku hawlanaayeen Baaritaanka Gaarigaasi oo la dhigay agagaarka Masjidka Sheekh Cilmi ee Xaafadda Suuq Bacaad ee Degmadda Yaaqshiid.

Dhinaca kale, 3 qof ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi, iyadoo Haweeney ka mid dadkaasi u geeriyootay dhaawacyadii ka soo gaaray gaarigaas qarxay sida uu Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts