HomeWararUgu yaraan 8 qof oo lagu dooxay Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Ugu yaraan 8 qof oo lagu dooxay Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Nin ku hubeysnaa tooreey ayaa waxa uu dooxay dad ku sugnaa Xarun laga Dukaamaysto oo ku taalla Saint Cloud oo 112.65 KM dhanka W/galbeed kaga toosan magaalladda Minneapolis. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay maqleen rasaas, iyadoo Sarkaal ka tirsan Boliska oo aan xilligaasi shaqo ku jirin ayaa toogasho ku dilay Ninka dadka ku dooxay Dhismaha laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nin ku hubeysnaa tooreey ayaa waxa uu dooxay dad ku sugnaa Xarun laga Dukaamaysto oo ku taalla Saint Cloud oo 112.65 KM dhanka W/galbeed kaga toosan magaalladda Minneapolis.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay maqleen rasaas, iyadoo Sarkaal ka tirsan Boliska oo aan xilligaasi shaqo ku jirin ayaa toogasho ku dilay Ninka dadka ku dooxay Dhismaha laga dukaamaysto oo la sheegay inuu ku labisnaa Dharka Shaqaalaha Ammaanka.

- Advertisement -

Wararka ayaa sheegayo in Ninka dadka la dhacay Tooreyda uu ku dhawaaqayey Allaahu Akbar.

Afhayeenadda Isbitaalka Saint Cloud, Chris Nelson ayaa sheegtay in la soo gaarsiiyey 8 qof oo dhaawacan, inkastoo aysan jirin kuwo qaba dhaawacyo khatar ah.

Ma cadda sababaha weerarka dadka lagu dooxay, inkastoo la dilay Ninkii geystay weerarkaasi.

- Advertisement -

toorey mn4 mn3 mn2

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts