HomeWararMudanaha aqlabiyadda ku leh Barlamaanka Kenya oo sheegay inuu kaalin ku lahaa...

Mudanaha aqlabiyadda ku leh Barlamaanka Kenya oo sheegay inuu kaalin ku lahaa qaadista Xayiraadii Qaadka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo taageero badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya ayaa ka shanqariyey inuu Galaangal u galay sidii ay Dowladda Federalka Somalia u qaadi lahayd xayiraaddii la saaray Qaadka laga keeno Kenya. Aadan Barre Ducaale oo ah Xildhibaanka laga soo doorto Degmadda Garissa ayaa sheegay inuu ka mid ahaa Wafdigii Madaxweyne Uhuru Kenya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo taageero badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya ayaa ka shanqariyey inuu Galaangal u galay sidii ay Dowladda Federalka Somalia u qaadi lahayd xayiraaddii la saaray Qaadka laga keeno Kenya.

Aadan Barre Ducaale oo ah Xildhibaanka laga soo doorto Degmadda Garissa ayaa sheegay inuu ka mid ahaa Wafdigii Madaxweyne Uhuru Kenya ku wehliyey safarkii uu ku yimid Muqdisho ee loogu ololeynayney sidii ay Dowladda Federalka Somalia u qaadi lahayd Xayiraadda la saaray Qaadka laga keeni jirey Kenya.

- Advertisement -

aadan-barre-ducaaleDhinaca kale, Xildhibaan Ducaale waxa uu ugu baaqay Guddoomiyaha Gobalka Meru, Peter Munya inuu ku soo biiro Xisbiga Jubilee Party (JP) ee haya Talada Kenya, si uu Madaxweyne Uhuru Kenyatta mar kale uu ugu guuleysto Doorashadda Madaxtinimadda ee dhici doonta sannadka soo socda ee 2017-ka.

Waxa kale oo uu ugu baaqay dadka ku nool Gobalka Meru  inay taageeraan Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Xisbiga si loo mideeyo dadka Reer Kenya.

Sidoo kale, Xiuldhibaan Aadan Barre Ducaale waxa uu ku eedeeyey Hoggaamiyaha Isbahaysiga CORD, Raila Odinga inuu faragelin ku hayo Arrimaha Xisbiga Jubilee Party

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts