HomeWararColin Powell: "Israel oo 200 Gantaalladda Nukliyeerka u jiheysay dalka Iiraan".

Colin Powell: “Israel oo 200 Gantaalladda Nukliyeerka u jiheysay dalka Iiraan”.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dukumentiyo E-mailo oo uu diray Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Maraykanka, Kolin Bawl  oo si qarsoodi ah lagu helay ayuu ku sheegay inay Israel  haysato 200 Gantaalladda Nukliyeerka, kuwaasi oo dhamaantooda ku jiheysan dalka Iiraan. Kolin Bawl ayaa arrintaasi ku sheegay Qoraal E-mail oo uu diray Nin ay shirko ku yihiin Ganacsiga oo lagu magacaabo  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dukumentiyo E-mailo oo uu diray Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibedda Maraykanka, Kolin Bawl  oo si qarsoodi ah lagu helay ayuu ku sheegay inay Israel  haysato 200 Gantaalladda Nukliyeerka, kuwaasi oo dhamaantooda ku jiheysan dalka Iiraan.

Kolin Bawl ayaa arrintaasi ku sheegay Qoraal E-mail oo uu diray Nin ay shirko ku yihiin Ganacsiga oo lagu magacaabo  Jeffrey Leeds,  kaasi oo  uu kala tashanayey Digniinaha Ra’isul-wasaaraha Israel, Benjemiin Netayahu uu Ka qabay Wada-xaajoodkii Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan.

- Advertisement -

E-mailadda Kolin Bowl oo ku taariikheysan bishii Maarso ee sannadkii hore waxaa soo bandhigay Koox jabsata Internetyadda oo lagu magacaabo DCLeaks, wuxuuna Nukliyeerka ay haysato Israel ku sheegay inay u dhexeyso 200 ilaa 400 madaxda Hubka Nukliyeerka, inkastoo Israel beeniso inay Nukliyeerka haystaan.

Sidoo kale, Madaxda Israel, waxay diideen inay Baarayaasha Caalamiga soo baaraan Xarumahooda Nukliyeerka ama ay saxiixaan Heshiiska Calaamiga ee lagu mamnuucayo Hubka Nukliyeerka (NPT).

WASHINGTON, DC - MAY 25: General Colin Powell gives a salute to wounded warriors at the 25th National Memorial Day Concert at the U.S. Capitol, West Lawn on May 25, 2014 in Washington, DC. (Photo by Paul Morigi/Getty Images for Capitol Concerts)

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts