HomeWararDeg-Deg: Dagaal xoogan oo ka socda Gobolka Gedo

Deg-Deg: Dagaal xoogan oo ka socda Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Degaanka Suriyo oo hoostaga Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, ayaa wa-rarka ka imaanaya waxaa ay sheegayaa in uu hadda ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab. Lama oga khasaaraha dagaalka, base waxaa dadka degaanka ay sheegeen in ay arkeen dhaawacyo la keenay isbitaalka guud […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degaanka Suriyo oo hoostaga Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, ayaa wa-rarka ka imaanaya waxaa ay sheegayaa in uu hadda ka socdo dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab.

Lama oga khasaaraha dagaalka, base waxaa dadka degaanka ay sheegeen in ay arkeen dhaawacyo la keenay isbitaalka guud ee Buurdhuubo.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts