HomeWararQaar ka mid ah Marwooyinka Koowaad ee Madaxda Afrika oo ka qeyb...

Qaar ka mid ah Marwooyinka Koowaad ee Madaxda Afrika oo ka qeyb galayo Shirweyne looga hadlayo Caafimaadka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

13 Marwo Madaxweyne oo Afrikaan ah ayaa ka qeybgalayo Shirkaasi oo ka furmayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, iyadoo Shirkaasi feer soconayo Shirweynaha 6-aad ee Horumarinta Afrika ee the 6th Tokyo International Conference on African Development. Shirweynaha Marwooyinka Madaxda Afrikaanka oo ka furmay Hotelka Interontinental Hotel ee Nairobi, waxaa  looga hadli doonaa Xaalladda Caafimaadka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

13 Marwo Madaxweyne oo Afrikaan ah ayaa ka qeybgalayo Shirkaasi oo ka furmayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, iyadoo Shirkaasi feer soconayo Shirweynaha 6-aad ee Horumarinta Afrika ee the 6th Tokyo International Conference on African Development.

Shirweynaha Marwooyinka Madaxda Afrikaanka oo ka furmay Hotelka Interontinental Hotel ee Nairobi, waxaa  looga hadli doonaa Xaalladda Caafimaadka ee Haweenka iyo Caruurta Afrika, Maalgelinta Carruurta iyo Caafimaadka Dhalmada.

- Advertisement -

Marwooyinka Koowaad ee ka qeyb galayo Shirkaasi waxay ka kala sodaan dalalka Somalia, Kenya, Djibouti,South Sudan, Uganda, Benin, Ivory Coast, Mali, Lesotho, Mauritius,  Sao Tome Principe iyo Afrikada Dhexe.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts