HomeWararLagac laga xaday Bankiga dhexe ee Soomaaliya

Lagac laga xaday Bankiga dhexe ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali, ayaa xaqii-jiyay in Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon Kun oo Doollarka Maraykanka ah, $ 530,000. “ Waxaa socda baaritaan xoogan oo lagu ogaanayo cida ku lugta leh $ 530,000, oo laga xaday Bangiga, sharciga ayaa lala tiigsan doono cidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali, ayaa xaqii-jiyay in Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag dhan Shan boqol iyo Soddon Kun oo Doollarka Maraykanka ah, $ 530,000.

“ Waxaa socda baaritaan xoogan oo lagu ogaanayo cida ku lugta leh $ 530,000, oo laga xaday Bangiga, sharciga ayaa lala tiigsan doono cidii uu kusoo baxo baaritaanka”, sidaasi waxaa yiri Gudoomiyaha.

- Advertisement -

Madaxda sare ee dalka Soomaaliya ayaa dhawaan masuuliyiinta Qaranka waxay kaga digeen in xilligan kala guurka ah lagu takri falo hantida qaranka iyo awoodaha dowlad nimo si qaldanna aan loo isticmaalin.

Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa baahisay warka ku saabsay lacagaha laga xaday Bagiga dhexe ee soomaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts