HomeWararGolaha Ammaanka oo war ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo war ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kulan ku-saabsan Arimaha Soomaaliya oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, ay yeesheen, ayaa waxaa ay warbixin ay kaga soo saareen Doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya dhamaadka bisha October, waxaa ay Golaha uu muujiay quus aad u sareysa. Warbixinta ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ku-saabsan Arimaha Soomaaliya oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, ay yeesheen, ayaa waxaa ay warbixin ay kaga soo saareen Doorashooyinka Soomaaliya ee dhacaya dhamaadka bisha October, waxaa ay Golaha uu muujiay quus aad u sareysa.

Warbixinta ka soo baxday golaha, ayay si kastaba ku sheegeen inay ka xun yihiin in doorashooyinkii Soomaaliya ay dib u dhaceen muddo laba bilood oo hor leh.

- Advertisement -

Doorashooyinka oo lagu waday inay dhacaan inta ka horeysa tobanka bisha September ayaa hadda la filayaa inay ku dhacaan illaa 30-ka bisha October ee sanadkan.

Sidoo kale waxaa ay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobe ay ugu baaqeen xisbiyada soomaaliya ka jira in ay ka shaqeeyaan in aan dib u dhac kale aanu ku imaan doorashada soomaaliya ee jadwalka cusub ee dhawaan Gudiga uu ku dhawaaqay.

Danjire Ramlan Ibrahim ayaa sheegay inay ka xun yihiin doorashada ay dib u dhac ku timid illaa labo bilood, taasoo dhici doonta 30-ka October.

- Advertisement -

Danjiraha dalka Ingiriiska ee Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobe, ayaa wariyaasha u sheegay in ay soomaalida ay joogaan waqtigii ay arki lahaayeen in dalkooda ay ka dhaceyso doorasho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts