HomeWararDeg Deg:- Banaanbax xoogan oo ka socda magaaladda Hageysa

Deg Deg:- Banaanbax xoogan oo ka socda magaaladda Hageysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boqolaal banaanbaxyaal ah ayaa manta isugu soo baxay magaaladda Hargeysa ee Xaruunta Maamulka Somaliland, kuwaasoo ka soo horjeedo isku shaandheyntii uu sameeyay Madaxweynaha Maamulkaasi. Iskushaandheenta ayaa waxaa lagu sameeyay golaha wasiiradda Maamulka, waxaa ay saameeysay siyaasiin badan oo can ka ahaan Somaliland. Ilo wareedyo aya Radio Dalsan u sheegay in banaanbaxay looga soo horjeedo Xilka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqolaal banaanbaxyaal ah ayaa manta isugu soo baxay magaaladda Hargeysa ee Xaruunta Maamulka Somaliland, kuwaasoo ka soo horjeedo isku shaandheyntii uu sameeyay Madaxweynaha Maamulkaasi.

Iskushaandheenta ayaa waxaa lagu sameeyay golaha wasiiradda Maamulka, waxaa ay saameeysay siyaasiin badan oo can ka ahaan Somaliland.

- Advertisement -

Ilo wareedyo aya Radio Dalsan u sheegay in banaanbaxay looga soo horjeedo Xilka qaadistii lagu sameyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran Cadde, inkastoo uu dhawaan Facebook-kiisa uu ku cadeeyay iinuu horjeedo in uu noqdo wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts