HomeWararWaran Cadde “ Ma doonayo in aan noqdo wakiilka Somaliland ee Ethiopia”

Waran Cadde “ Ma doonayo in aan noqdo wakiilka Somaliland ee Ethiopia”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Cali Maxamed Waran Cadde Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland, oo xalay xilka laga qaaday, laguna bedelay Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, ayaa iska diiday xil loo magacaabay. Mudane Waran Cadde, ayaa waxaa uu madaxweynaha uu u Magacaabay, Wakiilka Somaliland ee dalka Ethoipia, balse, qoraal uu Facebook-kiisa uu soo dhigay ayuu ku diiday wasiir-ka magacaabistaasi, balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Maxamed Waran Cadde Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland, oo xalay xilka laga qaaday, laguna bedelay Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, ayaa iska diiday xil loo magacaabay.

Mudane Waran Cadde, ayaa waxaa uu madaxweynaha uu u Magacaabay, Wakiilka Somaliland ee dalka Ethoipia, balse, qoraal uu Facebook-kiisa uu soo dhigay ayuu ku diiday wasiir-ka magacaabistaasi, balse waxaa uu sheegay in uu la shaqeyn doono Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland.

- Advertisement -

“Aniga ma doonayo in aan noqdo Wakiilka Somaliland u fadhin doona Dalka Itoobiya, taasi beelkeeda waxaa doonayaa in aan gudaha ka shaqeeyo oo aan shacabkeeyga aan wax u-qabto “ ayuu yiri.

Majirto war kasoo baxay Madaxweyne Siilanyo oo ku aadan diidista Waran Cade.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts