HomeWararDuqii hore ee Magaalada Muqdisho oo Geeriyooday

Duqii hore ee Magaalada Muqdisho oo Geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Allaha u-naxariistee Axmed Muude Xuseen oo soo noqday Duqii Magaalada Muqdisho Sanadihii 1958-1963-dii, ayaa saaka ku geeryooday magaaladda Mogadishu ee caasimada soomaaliya. Marxuumka, ayaa mudooyinkii aan kasoo gudubnay ku xanuunsanayay hooygiisa magaaladda Mogadishu, waxaana geeridiida xaqiijiyay qoyska marxuumka. Sanadkii 1928-dii, ayuu Allaha u-naxariistee Axmed Muude Xuseen, ayuu dhashay waxaana ay da’diisu  aheyd markii uu dhintay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha u-naxariistee Axmed Muude Xuseen oo soo noqday Duqii Magaalada Muqdisho Sanadihii 1958-1963-dii, ayaa saaka ku geeryooday magaaladda Mogadishu ee caasimada soomaaliya.

Marxuumka, ayaa mudooyinkii aan kasoo gudubnay ku xanuunsanayay hooygiisa magaaladda Mogadishu, waxaana geeridiida xaqiijiyay qoyska marxuumka.

- Advertisement -

Sanadkii 1928-dii, ayuu Allaha u-naxariistee Axmed Muude Xuseen, ayuu dhashay waxaana ay da’diisu  aheyd markii uu dhintay 88 Sano.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts