HomeWararMaxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil toogasha ah fulisay

Maxkamada ciidamada Puntland oo xukun dil toogasha ah fulisay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee maamulka Puntland ayaa maanta fulisay xukuno dhawaan ay riday maxkamada. Maxkamada ayaa Xukun dil ah maanta ku fulisay sarkaal ka tirsanaan jirey ciidamada Daraawiishta Puntland oo lagu magacaabi jiray gaashaanle dhexe Caydaruus Daahir Awaare. Marxuumka ayaa dhaawaa waxaa maxkamadda ay ku riday xukunka ay maanta fulisay. Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee maamulka Puntland ayaa maanta fulisay xukuno dhawaan ay riday maxkamada.

Maxkamada ayaa Xukun dil ah maanta ku fulisay sarkaal ka tirsanaan jirey ciidamada Daraawiishta Puntland oo lagu magacaabi jiray gaashaanle dhexe Caydaruus Daahir Awaare.

- Advertisement -

Marxuumka ayaa dhaawaa waxaa maxkamadda ay ku riday xukunka ay maanta fulisay.

Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada Abdikarin Hassan Firdhiye, ayaa warbaahinta u sheegay in marxuumka dilka lagu fuliyay inuu dhawaan dil bareer ah u geystay E X-labo xiddigle Cabdiweli Faarax Ismaaciil oo isna katirsanaan jiray ciidamada, kadib muran ka dhashay dhul ay isku qabsadeen, sida uu sheegay.

Indhawaala ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida  ee Puntland, ayaa xukuno noocaan oo kale ku fulineysa xubnaha eedeysanayaasha eek u xiran xabiyada deegaanadda Puntland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts