HomeWararDhegeyso: Waxgaradka Beesha Shiiqaal oo diiday in uu mar kale ku metelo...

Dhegeyso: Waxgaradka Beesha Shiiqaal oo diiday in uu mar kale ku metelo Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan dheere

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulamo Beesha Shiqaal Ow-qudub ay ku yesheen Magaalooyinka Muqdisho,Kismaayo iyo Nairobi ayay ku qaadaceen in Xildhibaan C/raxmaan Kuliye Xirsi “  Cabdiraxmaan dheere” oo ka mid ah xubnaha  beshaas ku matala Barlamaanka Somalia islamarkaana markale hada doonaya in uu mar kale  Barlamaanka kasoo dhax muuqdo, ayeey taasi si buuxda u diideen. Waxa ay ku edeyeen In […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulamo Beesha Shiqaal Ow-qudub ay ku yesheen Magaalooyinka Muqdisho,Kismaayo iyo Nairobi ayay ku qaadaceen in Xildhibaan C/raxmaan Kuliye Xirsi “  Cabdiraxmaan dheere” oo ka mid ah xubnaha  beshaas ku matala Barlamaanka Somalia islamarkaana markale hada doonaya in uu mar kale  Barlamaanka kasoo dhax muuqdo, ayeey taasi si buuxda u diideen.

Waxa ay ku edeyeen In uusan xil iska saarin xalinta mushkiladaha beesha dhexdeeda ah iyo hormarinta, deegaanadda Beeshu ay ka degto soomaaliya, gaar ahaan Jubooyinka  oo ay shegeen in uusan wax kaalin ah ka qaadan.

- Advertisement -

Gaba gabadi wax garadka siyaasiinta iyo Aqoon yahanada beesha reer Qudub Shiqaal ayaa go’aan ku gaaray, in uusan mar kale ku metelin Baarlamaaka Soom aaliya, Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi “ Cabdiraxmaan Dheere”.

Suldaan sheikh Yuusuf Xaaji Khaliif oo kamida saladiinta beshaas ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan ku faah faahiyay.

Ka dhageyso halkaan.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts