HomeWararSoma Oil and Gas oo ka hadashay Go’aanka QM ee lagu beeniyey...

Soma Oil and Gas oo ka hadashay Go’aanka QM ee lagu beeniyey inay Shirkadda gacansaar la leedahay Alshabaab.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Afhayeenka Shirkadda Soma Oil and Gas ee Hawlaha Sahminta Shidaalka ka wada qeybo ka mid ah Xeebaha Somalia ayaa soo dhaweysay Go’aanka ay Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Xayiraadda Hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ku sheegeen inaysan wax caddaymo u haynin Eedeymaha horey loogu sheegay inay Madaxa Shirkadda Som Oil and Gas ee Qaaradda […]

- Advertisement -

Afhayeenka Shirkadda Soma Oil and Gas ee Hawlaha Sahminta Shidaalka ka wada qeybo ka mid ah Xeebaha Somalia ayaa soo dhaweysay Go’aanka ay Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Xayiraadda Hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea ku sheegeen inaysan wax caddaymo u haynin Eedeymaha horey loogu sheegay inay Madaxa Shirkadda Som Oil and Gas ee Qaaradda Afrika, Hassan Kheyre uu xiriir la leeyahay Alshabaab.

Qoraal uu Afhayeenka Shirkadda Soma Oil and Gas u diray Wargeyska BuzzFeed News ee ka soo baxa dalka Maraykanak ayuu ku sheegay inaysan la yaabnayn Fashilka Guddiga Baarayaasha  ee ay ku heli waayeen caddaymo muujinaya xiriirka ka dhexeeya Hassan Kheyre iyo Kooxda Alshabab.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inay Kooxda QM horey Xogta been abuurka uga soo xigteen Warbaahin baahisay Warar la dhoodhoobay.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories