HomeWararCiiddamo ka tirsan kuwa Burundi ee Hawlgalka AMISOM oo dib ugu laabtay...

Ciiddamo ka tirsan kuwa Burundi ee Hawlgalka AMISOM oo dib ugu laabtay dalkooda.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciiddamo ka tirsan Guutadda 32-aad iyo 33-aad ee Ciiddanka Burundi oo muddo hal sanno qeyb ka aha Hawlgalka AMISOM ayaa dib ugu laabtay dalkooda, sida lagu sheegay Websaytka AMISOM.

Qeybta Koowaad ee Ciiddankaasi oo ka koobnaa 1,861 Sarakiil ayaa u dhoofay dalkooda, iyadoo kuwo kalena la filayo inay Isbuucan dhexdiisa ka dhoofaan Muqdisho.

Taliyayaasha Guutooyinka  32-aad iyo33-aad ee Ciiddanka Burundi, Gaashaanle  John Manirakiza iyo Gaashaanle Richard Nikoyagize ayaa sheegay inay xiriir wanaagsan la lahaayeen Ciiddanka Dowladda Somalis, isla markaana ay wada wadeegeen Warbixino ku aadan Hawlgalka ka dhaanka ah Alshabaab.

Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM waxay intooda badan ka hawl galaan  Qeybta 5-aad (Sector 5) ee Hawlgalka AMISOM, oo hoos taga Deegaanadda Balcad, Mahadaay, Ceel Baraf, Warsheekh, Qorilow oo ka tirsan Gobalka Sh/dhexe.

Waxay kaloo Ciiddanka Burundi ka hawl galaan magaalladda Kismaayo.

BURUNDI 1 BURUNDI 2 BURUNDI3 BURUNDI4

©Radio Dalsan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories