HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhambaal ka helay hoggaamiyaha Uganda

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dhambaal ka helay hoggaamiyaha Uganda

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Yoweri Kaguta Museveni. Dhambaalka oo ku saabsanaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ayaa waxaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay Ambassador James Baba oo ah ergey gaar ah oo ka socday Madaxweyne Museveni. Madaxweynaha iyo ergeyga ayaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Yoweri Kaguta Museveni.

Dhambaalka oo ku saabsanaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ayaa waxaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay Ambassador James Baba oo ah ergey gaar ah oo ka socday Madaxweyne Museveni.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo ergeyga ayaa ka wadahadley arrimaha dib u dhiska ciidammada Soomaaliya, doorashooyinka ka dhacaya dalka sannadkan iyo dhinacyada kala duwan ee labada dal ay iska kaashan karaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ergeyga ka codsadey inuu salaan iyo mahadnaq ka gaarsiiyo Madaxweyne Yoweri K. Museveni iyo shacabka Uganda sida ay mar walba u garab taagan yihiin Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts