HomeWararHaween Soomaal lagu eedeynayo inay Alshabaab u xawileen lacag oo lagu...

Haween Soomaal lagu eedeynayo inay Alshabaab u xawileen lacag oo lagu maxkamadeeyey Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Labo Haween Somali ah oo lagu kala magacaabo Muna Osman Jama oo 36-jir ah  iyo Hinda Osman Dhiirane oo 43-jir ah ayaa la qorsheynayaa in maanta la soo taago Maxkamad ku taalla magaalladda ALESKANDARIYA  ee dalka Maraykanka. Haweenkaasi oo la xiray sannadkii 2014-kii ayaa lagu eedeynayaa inay Alshabaab ku taageeraan Kharaj iyo Qalab, iyadoo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo Haween Somali ah oo lagu kala magacaabo Muna Osman Jama oo 36-jir ah  iyo Hinda Osman Dhiirane oo 43-jir ah ayaa la qorsheynayaa in maanta la soo taago Maxkamad ku taalla magaalladda ALESKANDARIYA  ee dalka Maraykanka.

Haweenkaasi oo la xiray sannadkii 2014-kii ayaa lagu eedeynayaa inay Alshabaab ku taageeraan Kharaj iyo Qalab, iyadoo ay Baarayaasha soo bandhigeen Isgaariisnta ay ku hadli jireen Haweenkaasi.

- Advertisement -

Baarayasha waxaay kaloo Maxkamadda u gudbiyeen Dukumenti ay ku muujiyeen inay Haweenkaasi u gudbiyeen Alshabaab wax ka yar shan kun oo Dollar

Qareenadda u doodaya Haweenkaasi ayaa sheegay in Lacagahaasi loo diri jirey Qoysaska Haweenkaasi, waxayna beeniyeen inay Alshabaab u direen Lacag iyo Qalab.

Dhinaca kale, dhegeysiga dacwadda loo haysto  Muna Osman Jama iyo Hinda Osman Dhiirane ayaa la rajeynayaa inay qaadato ilaa 2 Isbuuc.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts