HomeWararAlshsbaba oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday Xerada Ciidamada Dawlada ee...

Alshsbaba oo weerar ismiidaamin ah ku qaaday Xerada Ciidamada Dawlada ee Laanta Buuro

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen xeradda ciidamadda xooga dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka laanta buuro ee gobolka shabeelaha hoose. Al shabaab ayay u suurto gashay in ay gudaha u galaan xeradda waxaana halkaasi ka dhashay qasaare kala duwan. gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Najax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay weerar ismiidaamin ah ku qaadeen xeradda ciidamadda xooga dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka laanta buuro ee gobolka shabeelaha hoose.

Al shabaab ayay u suurto gashay in ay gudaha u galaan xeradda waxaana halkaasi ka dhashay qasaare kala duwan.

- Advertisement -

gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa xaqiijiyay in weerarkaas lagu dilay 5-askari islamarkaana Al shabaab ay gacanta ku dhigeen labo gaari oo kuwa ciidanka ah.

“Al shabaab ayaa xalay saqdii dhexe soo weeraray xarunta ciidamadda xooga dalka ee laanta buuro waxaa weerarkooda ay ku bilaabeen qarax ismiidaamin ah kadib gudaha ayay usoo galeen waxaana weerarka uu socday muddo saacado ah”.

“qasaaraha ilaa hadda aan ogahay waxaa dhimashadda ilaa shan Askari sidoo kale Al shabaab waxaa ay gacanta ku dhigeen labo gawaari oo kuwa ciidamadda xooga dalka”

- Advertisement -

“Ciidamadda xooga ayaa hadda gacanta ku haya xeradda xaalaaddana aad ayay u dagan tahay”.

Dhinaca kale dagaalamayaasha Al shabaab ayaa dhankooda waxaa ay sheegeen in weerarka ay ku qaadeen xeradda Laanta buuro ay ku dileen in ka badan 30-askari.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts