HomeWararDhageyso: Dowlada & Xildhibaanada Iminka Jira Oo La Sheegay In Faragalin Ay...

Dhageyso: Dowlada & Xildhibaanada Iminka Jira Oo La Sheegay In Faragalin Ay Ku Hayaan Qorshaha Dhismaha Baarlamaanka Cusub

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Nabadoon Dacar Xirsi Nuur oo kamid ah Nabadoonada soomaalida lana hadlay Redio Dalsan ayaa ka sheekeeyay qorshaha xulista baarlamaanka cusub. Waxaana uu sheegay in aysan odayaasha loo xilsaaray xulista xildhibaanada cusub aysan u madaxbaaneen howshaasi, oo waxa uuu tilmaamay in Mudayanaasha iminka jira iyo Mas’uuliyiinta kale ee dowlada ay fara galinayaan qorshahaasi oo ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nabadoon Dacar Xirsi Nuur oo kamid ah Nabadoonada soomaalida lana hadlay Redio Dalsan ayaa ka sheekeeyay qorshaha xulista baarlamaanka cusub.

Waxaana uu sheegay in aysan odayaasha loo xilsaaray xulista xildhibaanada cusub aysan u madaxbaaneen howshaasi, oo waxa uuu tilmaamay in Mudayanaasha iminka jira iyo Mas’uuliyiinta kale ee dowlada ay fara galinayaan qorshahaasi oo ay u yeeranayaan cida ay doonaan waa sida uu hadalka u dhigay nabadoon dacar.

- Advertisement -

20-bisha Augsto ayaa lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo dhismaha baarlamaanka cusub waxaana iminka ka harsan wax kusiman 40-cisho iyadoona dadka qaar ay aaminsan yihiin in mudadaa kooban aan lagu dhamestiri Karin dhismaha baarlamaa cusub.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts