HomeWararAl Shabaab Oo Gubay Booyad biyo u dhaamineysay Ciidamadda Dowladda

Al Shabaab Oo Gubay Booyad biyo u dhaamineysay Ciidamadda Dowladda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka laga helaayo deegaanka cabdow dibille oo degmadda Afgooye u jira 5km ayaa sheegaya in halkaasi lagu gubay booyad biyaha u dhaamin jirtay ciidamadda dowladda eek u sugan gobolkaasi. Booyada ayaa la sheegayaa in ay gubeen dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab inkastoo aysan geysanin wax qasaare nafeed. Ciidamadda dowladda ayaa lagu waramayaa in ay wadaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka laga helaayo deegaanka cabdow dibille oo degmadda Afgooye u jira 5km ayaa sheegaya in halkaasi lagu gubay booyad biyaha u dhaamin jirtay ciidamadda dowladda eek u sugan gobolkaasi.

Booyada ayaa la sheegayaa in ay gubeen dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab inkastoo aysan geysanin wax qasaare nafeed.

- Advertisement -

Ciidamadda dowladda ayaa lagu waramayaa in ay wadaan baaritaano ku Aadan cidii ka dambeysay falka lagu gubay booyadda biyaha u dhaamin jirtay.

Booyadda la gubay ayaa waxaa la sheegay in cilad ay la kulantay xilli biyo ay u waday ciidamadda dowladda ee ku sugan xeradda laanta buur ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts