HomeWararNUSOJ oo cambaareysay xariga Wariye ka tirsan Telefishinka Horn Cable

NUSOJ oo cambaareysay xariga Wariye ka tirsan Telefishinka Horn Cable

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareyay xariga Wariye Mukhtaar Nuux oo ka tirsan Telefishinka Horn Cable oo ay xiren ciidamada Liyuu Boolis ee hoos taga dowlada Itoobiya. NUSOJ waxa ay sido kale dalbatay in si deg deg loo siiyo suxufigasi xuriyadiisa sida uu bartiisa Twitterka ku soo qoray xoghayaha NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareyay xariga Wariye Mukhtaar Nuux oo ka tirsan Telefishinka Horn Cable oo ay xiren ciidamada Liyuu Boolis ee hoos taga dowlada Itoobiya.

NUSOJ waxa ay sido kale dalbatay in si deg deg loo siiyo suxufigasi xuriyadiisa sida uu bartiisa Twitterka ku soo qoray xoghayaha NUSOJ Maxamed Ibraahim Macalimuu.

- Advertisement -

Suxufiga ayaa kamid ahaa 5 Suxufi oo ay Itoobiya ka ka xeysatay magaalada Wajaale ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya kadib markii loogu yeeray shir jaraa’id oo aan waxba ka jirin.

Suxufiyiinta oo markii hore la geeyay magaalada JigJiga dhamaantood xabsiga ayaa loo taxaabay balse markii dambe 4 kamid ah ayaa la sii daayay.

- Advertisement -

Ciidamada waxa ay la haren Mukhtaar Nuux oo ka tirsan telefishinka Horn Cable oo isaga laftiisa ay hawada ka saartay dowlada Itoobiya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts