HomeWararCudurka Shuban Biyoodka 2 qof ku dilay 5 kalena ku soo ritay...

Cudurka Shuban Biyoodka 2 qof ku dilay 5 kalena ku soo ritay xerada Badbaado ee Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

19 ruux oo dagan xerada barakacayaasha Badbaado ee degmada Dharkenley ayaa waxaa soo ritay cudurka shuban-biyoodka sida ay Dalsan u sheegen qaar kamid ah dadka barakacayaasha. Cudurka ayaa xerada ka dilaac isniintii shalaym,xalay iyo saakay ayuuna tirada ugu badan soo ritay . Shan kamid ah dadka cudurkaa la ildaran  ayaa la dhigay cusbitalka Banaadir inkastoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

19 ruux oo dagan xerada barakacayaasha Badbaado ee degmada Dharkenley ayaa waxaa soo ritay cudurka shuban-biyoodka sida ay Dalsan u sheegen qaar kamid ah dadka barakacayaasha.

Cudurka ayaa xerada ka dilaac isniintii shalaym,xalay iyo saakay ayuuna tirada ugu badan soo ritay .

- Advertisement -

Shan kamid ah dadka cudurkaa la ildaran  ayaa la dhigay cusbitalka Banaadir inkastoo intooda badan xerada lagu hayo.

2 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay u geeriyoodeyn cudurkaasi sida aynu wararka ku helnay .

Weli ma jiraan wax gurmad caafimaad ah oo ay helen dadka barakacayaasha ah ee ku jira xerada Badbaado.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts