HomeWararQM oo Kenya kala hadashay arrimaha Qaxootiga Soomaalida

QM oo Kenya kala hadashay arrimaha Qaxootiga Soomaalida

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa kala hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab. Ban Ki Moon ayaa ugu horeyn ku amaanay Kenya doorkii ay ka qaadatay martigelinta qaxootiga iyo waqtigii ay ku bixisay iney gudaha dalkeeda ku nooladan. Sido kale Ban ki Moon waxa uu […]

- Advertisement -

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa kala hadlay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab.

Ban Ki Moon ayaa ugu horeyn ku amaanay Kenya doorkii ay ka qaadatay martigelinta qaxootiga iyo waqtigii ay ku bixisay iney gudaha dalkeeda ku nooladan.

- Advertisement -

Sido kale Ban ki Moon waxa uu Kenya ku booriyay iney Soomaaliya iyo Hey’adda Qaxootiga ee UNHCR sidii loo hirgelin lahaa heshiiskii ay hore u gaaran ee ku saabsanaa dib u celinta qaxootiga.

QM waxa ay hore u shaacisay iney Kenya iyo Soomaaliya ka taageeri doonto dib u soo celinta qaxootiga.

 

Latest stories