HomeWararKenya oo xirtay xadka Soomaaliya ee gobolka Gedo

Kenya oo xirtay xadka Soomaaliya ee gobolka Gedo

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Sida ay baahiyen qaar kamid ah warbaahinta Kenya,dowlada Kenya ayaa xirtay xadka ay la leedahay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo. Ciidamo badan ayay sido kale Kenya u soo daabushay dhinaca Xadka iyada oo sheegeysa in ammaanka la adkeynayo. Arinta ayaa sameeyn balaaran ku yeelatay dadkii iyo gawaaridii u kala gudbi jiray labada dhinac,gaar ahaan […]

- Advertisement -

Sida ay baahiyen qaar kamid ah warbaahinta Kenya,dowlada Kenya ayaa xirtay xadka ay la leedahay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo.

Ciidamo badan ayay sido kale Kenya u soo daabushay dhinaca Xadka iyada oo sheegeysa in ammaanka la adkeynayo.

- Advertisement -

Arinta ayaa sameeyn balaaran ku yeelatay dadkii iyo gawaaridii u kala gudbi jiray labada dhinac,gaar ahaan arday wax ka baran jirtay magaalada Mandheera.

Al Shabab ayaa dhowr weerar xoogan ka geystay dhinaca xadka Kenya ay Soomaaliya la wadaagto.

Sido kale gudaha magaalada Nairobi,gobolka xeebta iyo waqooy Bari ayay weeraro ka fuliyen Al Shabab.

Latest stories