HomeWararXukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qaxootiga kenya ka soo labanaya la...

Xukuumada Soomaaliya oo ka digtay in qaxootiga kenya ka soo labanaya la geeyo goobaha Al Shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay ineysan habooneyn in dadka qaxootiga ee Kenya ka soo laabanaya la geeyo goobaha ay maamulan Al Shabab. Mudane Sharmaarke oo ka hadlayay dib u soo celinta qaxootiga ayaa dalbaday in ugu horeyn loo ogolaado qaxootiga in iyaga ay doortay halka ay ku noqonayan islamarkaana la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay ineysan habooneyn in dadka qaxootiga ee Kenya ka soo laabanaya la geeyo goobaha ay maamulan Al Shabab.

Mudane Sharmaarke oo ka hadlayay dib u soo celinta qaxootiga ayaa dalbaday in ugu horeyn loo ogolaado qaxootiga in iyaga ay doortay halka ay ku noqonayan islamarkaana la siiyo muddo 3 sanno.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay marwaliba la socotay arinta qaxootiga,horeyna uu u jiray heshiis ay la gaaren Hey’adda UNHCR si qaxootiga aan loogu soo qasbin wadanka Soomaaliya.

Hey’adda UNHCR ayaa dhawaan sheegtay in go’aanka Kenya ay ku celineyso qaxootiga Dhadhaab ku nool aysan micnaheedu ahayn in awood lagu celiyo qaxootiga balse la eegi doono go’aankooda.

Kenya ayaa shaacisay iney xireyso xerada Dhadhaab marka la gaaro bisha November ee sanadkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts