HomeWararDEG DEG: Gudoomiye ku xigeenkii Dharkenley oo goor dhaw lagu dilay Muqdisho

DEG DEG: Gudoomiye ku xigeenkii Dharkenley oo goor dhaw lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo hubeysn ayaa goor dhaw ku dilay magaalada Muqdisho Cabdullahi Ibraahim Isbiimo oo ahaa ku xigeenkii 1aad degmada Dharkenley. Wararka halkasi aynu ka heleyno ayaa sheegaya in kooxdii toogatay gudoomiyaha ay goobta isaga baxsaden. Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray,iyaga oo halkasi wada baaritaano lagu hayo cidii dilka geystay. Isbiimo waxa uu sido kale ahaa Agaasimihii kormeer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysn ayaa goor dhaw ku dilay magaalada Muqdisho Cabdullahi Ibraahim Isbiimo oo ahaa ku xigeenkii 1aad degmada Dharkenley.

Wararka halkasi aynu ka heleyno ayaa sheegaya in kooxdii toogatay gudoomiyaha ay goobta isaga baxsaden.

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray,iyaga oo halkasi wada baaritaano lagu hayo cidii dilka geystay.

Isbiimo waxa uu sido kale ahaa Agaasimihii kormeer ee maamulka gobolka Banaadir.

Al Shabab ayaa sheegatay masuuliyada dilkan,oo ka dhacay xaafada Salaam ee degmada Dharkenley.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts