HomeWararMadaxa UNHCR '' Qaxootiga waa in loo celiyaa qaab sharaf leh''

Madaxa UNHCR ” Qaxootiga waa in loo celiyaa qaab sharaf leh”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxa hey’adda qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in waajib ay tahay in qaxootiga lagu helinayo Soomaaliya loo celiyaa si sharaf leh oo ay bini’aadanimo ku dheehan tahay. Filippo Grandi ayaa sheegay in xeritaanka ay Kenya xireyso Dhadhaab aysan micnaheedu ahayn in qaxootiga awood loogu celiyo dalka Soomaaliya oo weli xasiloneyn. Kenya ayaa dhawaan ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxa hey’adda qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in waajib ay tahay in qaxootiga lagu helinayo Soomaaliya loo celiyaa si sharaf leh oo ay bini’aadanimo ku dheehan tahay.

Filippo Grandi ayaa sheegay in xeritaanka ay Kenya xireyso Dhadhaab aysan micnaheedu ahayn in qaxootiga awood loogu celiyo dalka Soomaaliya oo weli xasiloneyn.

- Advertisement -

Kenya ayaa dhawaan ku hanjabtay iney dib Soomaaliya ugu soo celin doonto 350,000 oo qaxooti Soomaali ah marka la gaaro bisha November oo la xiri doono xerada caalamka ugu balaaran ee Dhadhaab.

Filippo Grandi ayaa muddo 5 cisho booqasho ku joogay dalalka Soomaaliya iyo Kenya isaga oo madaxda labada wadan kala hadlay dhibaatooyinka qaxootiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts